Kooxo Hubeysan oo Habeenkii Xalay Wiil Dhalinyaro Ah Ku Diley Degmada Afgooye

0
65

Cabdiwali Colaad Qanyare Gaatamow ayaa Kooxo hubaysan hebeenkii xalay Salaadii Taraawiixda ka dib ku diley degmada Afgooye.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in lagu dhex dilay Masaajid ku yaala degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Kooxdii dilkaasi geystey ayaa la sheegayaa in ay goobta ka baxsadeen oo aan ilaa iyo hada wax fara ah lagu heyn.

Degmada afgooye ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal qorsheysan taasoo aan jiirin cid loosooqabto.