Daawo Ex Xildhibaan Xasan Mad Idiris oo Runta u Sheegey Xildhibanada Hor Boodaya Mooshinka Ka Dhanka Ah Prof Jawaari

0
54

Xasan Mad idiris oo ka tirsanaan jirey xildhibanadii hore baarlamaanka somaliyeed ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamey hadalkii maalin dhaweyd kasoo yeerey xildhibaano ka tirsan koonfur galbeed oo kulan ku lahaa magalada muqdisho maalintii isniinta xildhbaanadaas oo gudoomiyaha baarlamaanka prof Maxamed Cusman Jawaari ugu baaqey in uu iska casilo xilka uu u hayo umada somaliyeed.