Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu soo horjeestay ansixinta Miisaaniyada Dowladda ee Saddexda Bilood ee soo socota.
Xildhibaan Cabdi Cali, Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye, Xildhibaan Cusmaan Xaaji iyo Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in ay qalad tahay Miisaniyadala horkeenay hadaladoodiina waxaa ka mid ah.
Dooda-Xildhibaanada-ee-Miisaaniyada-3-Bil
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Dooda-Xildhibaanada-ee-Miisaaniyada-3-Bil Mobil