Labadii isbuuc ee lasoo dhaafey ayaan waxaan ka soo hadalney waxqabadka maamulka labo sano jirsade ee uu hormuudka ka yahay shariif xasan isbuucan waxaan rabnaa in aan ka hadalno doorashooyinkii ka dhacay magalada baydhabo iyo qaabkii loosoo gabagabeeyey iyo sida dadka qaarkii ayagoo taagan loo dardarey.
Good news from dafet
Comments are closed.