Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Nabadoono, Waxgarad iyo Odayaal ka soo jeeda Beel ka mid ah beelaha dega Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa ay Kulankooda ka sheegeen in la masuq maasuqay Kursigii ay ku lahaayeen Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.
Hadaladoodana waxaa ka mid ahaa.
Nabadoono-Ka-Tirsan-Shabelaha-Hoose
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
nabadoono-ka-tirsan-shabelaha-hoose-mobil