Hogaamiyaha maamulka raaskambooni Axmed madoobe oo warbaahinta kula hadley magalada kismaanyo ayaa waxaa uu talo kusoo jeediyey in ciidamada amisom ee ilaalada ka haya xerooyinka iyo goobaha waaweyn laga wareejiyo laguna wareejiyo ciidanka dowlada federaalka.
Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada