Daawo Muuqaal Ku Saabsan Qaraxii Hotel SYL oo Ay Soo Bandhigtey Wakaalada WararKa ee AFP

0
77

sylWakaalada waraka ee AFP ayaa maanta waxaa ay bogeeda kusoo bandhigtey muuqaal ku saabsan qaraxii xalay ka dhacay hotel SYL oo ay dadka badani ku dhinteen.