Golaha Qurba joogta Koonfur galbeed oo soo Dhaweeyey Hadaladii wax ku oolka ahaa ee uu soo Jeediyey Gudoomiyaha Golaha Badbaadinta Koonfur Galbeed.

0
94

SSDC-290x239Golaha qurba joogta koonfru galbeed waxaa uu soo dhaweeyey baaqii kasoo yeerey gudoomiyaha golaha badbaadinta koonfur galbeed cabdulkhadir abukar ee ku aadanaa in hoos loo eego cabashooyinka nooc walba leh ee kasoo yeeraayo bulshada koonfur galbeed.

Bayaankana waxaa uu u qornaa sidan.

southwest diaspora congress