Dhegeyso:- Mid Ka Mid Ah Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadley Dib u Dhaca Ku Yimid Soo Xulida Xildhibanada

0
44

baydhabo-Maamulka Koofur Galbeed ee uu hormuudka ka yahay Shariif Xasan ayaa in mudo ahba waxaa laga dhowrayey in uu sameysto baarlamaan taasoo aad ugu adkaatey maamulkaasi ayadoo inta badanba loo aaneynayo dib u dhacaasi Shariif Xasan.

Wasiir ka tirsan maamulka Shariif Xasan oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ay diyaarinayaan qorshe kama dambeys ah oo ay ku doonayaan in dadka cabashooyinka qaba la iskugu keeno iyaga iyo Guddiga soo xulidda Baarlamaanka.

Maxamed Shekh Cumar

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Shekh Cumar Mobil