Aqri Warqadan uu u Qorey Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Itoobiya

0
26

HADLIWarqad qoraal ah oo ka kooban laba bog ayaa soo shaac baxday taa oo uu diray Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumada Muqdisho Cabdisalaan Hadliye Cumar waxaana loo diray Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom.

Fariintan waxaa ay Dowladda uga digtay Itoobiya in aysan ka qeyb gellin Caleema saarka Axmed Madoobe sida ku cad qoraalka warqada.

Waxaa lagu muujiyay warqada in Xasan Sheekh Maxamuud ka caga jiidayo kasoo qeybgallka caleema saarka Axmed Madoobe isagoo ku dacwooday in heshiisyo la galay aan laga mirro dhalin.

Si kastaba arintu ha ahaatee waxaad moodaa kooxaha hor boodaya siyaasada guud ee dalka somaliya in dhamaantoodba aysan wax awood ah u laheyd siyaasada guud ee dalka ka jirta taasna waxaa daliil u ah in dhamaantood ey ka wada amar qaadanayaan dowlada itoobiya taasoo aynu ku tilmaami karno masiibo qaran.

01
.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

02