Videwgan ayaa waxaad ku arkeysaa burburkii iyo dhibaatooyinkii ay sababeen weerarkii shaley ka dhacay hotel Maka Al Mukarama.
https://www.youtube.com/watch?v=KlBEnV-e-Sw
Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goor-dhow ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka A-Mukarama ee magaalada...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo xubno ka tirsan dowladda oo saddex maalmood ku sugnaayeen Dhuuso-mareeb si la isugu af-garto meesha lagu qabanayo shirka maamul...