Monthly Archives: March, 2015

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Reer Muqdisho oo ka horyimid in lahoos geeyo magaalada Gobol beeleed.

          Gobalka Banaadir oo lagu qasbayo inuu raaco maamulka loo samaynayo gobalada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa dadkii Ahalka u ahaa gobolka ee loogu yimid...

Dhegayso..AhluSunada gobolada KoonfurGalbeed oo diiday isku dhafka Ciidamada

          AhluSunada gobolada KoonfurGalbeed ee Lixda ah ayaa diidmo kala hortimid war kasoo yeeray Dowlada Fedraalka oo sheegayay in guud ahaan laysku dhafo ciidamada haatan...

Dhegayso..Ergada beesha Mariixaan oo filawaa ku noqotay saamiga ay ka helidoonaan baarlamaanka Juba

Maalmahii ugu dambeeyey ayaa magaalada Kismaayo waxaa ka soconayey shirar iyo kulamo halkaasi ay ku leeyihiin Ergooyin kala matalaya Gobolada J/hoose,J/dhexe iyo Gedo,iyadoo ujeedkuna...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo La Kulmey Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobe

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee waddanka Masar kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban...

Daawo Videowgan:- Maamulka Shariif Xasan Ma Wuxuu Noqdey Kelinka Lexdaad ee Ethiopia

Waxaa maalintii shaley magalada baydhabo ka dhacay sagootin loo sameeeyay qaar ka mid ah ciidanka Ethiopia ee ku sugnaa gobolada koonfur galbeed balse waxaa...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img