Dhegeyso:- Sheekh Saalax Ibraahin oo Sheegey In Weerar uu Yuusuf Indha Cade Soo Qaadey Shabeelaha Hoose uu Ku Jebiyey

4
168

beeraSheekh Saalax Xaaji ibraain hugaamiyaha jabhada dib u xoreynta gobolka shabeelada hoose ayaa waxa uu ka hadlay dilal iyo weeraro shalay ka dhacay deegaano hoos degmada qoryoole ee gobolka shabeelada hoose.

Sheikh saalax ayaa sheeegay in weerar shalay lagu soo qaaday deegaanada Buulo sheikh iyo haduuman uu hugaaminayey Yuusuf indha cade.

sheekh salax ibrahin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

sheekh salax ibrahin mobil

4 COMMENTS

  1. Dhibaatada haysata shacbiga gobolka shabeelaha hoose mid lasoo koobi karo maaha, hase ahaatee 25 sano waxaa cadoonsi,dil,kufsi,biyaha webiga oo laga iibiyo,kanaaladodii xoog lagula warego,hanti badan oo aan la koobi karin oo la boobey dadkii sameeyey magacyadooda hoos ka akhrista 1-jamac balow 2-indha cade 3-warsame 4- reer afweyne 5-reer dabahaye . Welina diidan in ay ka tanaazulaan dhibaatadaas ay ku haayaan shacbiga beeraleyda saboolka ah ee iyaguba u baahan gargaar ayaa loogu sii darayaa barakac iyo xasuuq.hayadaha xuquuqul insaanka ha hadlaan xasuuqa dhacaya.

  2. Yusuf indha cade ayaa werer ku qaadey bulosheik iyo haduman,dadweynaha goolka shabeelaha hoose ayaan ubandhigay su’aashaan jawaabteeda,yusuf indha cade maxaa ka yaalo bulosheik iyo haduman?ii sheega?

  3. waxaan baaq u jeedinayaa dadka beeraleyda ah ee reer kuunfur galbeed in ay kala doortaan in a idiin bara kiciyo iyo in aad beerihiina difaacataan waayo deegaano maanta la heysto waa shabeelada hoose oo dadkii lahaa aan weli baraarugin ee waxaan idiin leeyahey hurdada ka kaca gobanimo ku dhinta xaqa allah ayaa la jira waadna guuleysaneysaan hadii alla yiraahdo.

  4. Dad weynaha bulosheik iyo haduman,guudahaan gopolka shabeelaha hoose,diida oo marna ha ogolaanina gunimo iyo gumeysi ,waxaa ka fiican geeri ama gumaar gibilkiina aad u ogolaataan,hawiye wuxuu isku baxeystey,inuu qaato dalkiina,daaqiina iyo hantidiina kala duwan”wax la dhowrto male maanta oo kale qof walbow hadii awowgaa geesi ahaayow la imaad goobt,maal qabeen la imaad maalkaaga goobta,ninkii wiilal badan haystow ogow kuguma waarayaan,u dir goobta waxaa ogtihiin bil ramadaan aan ku jirno arxan daradii loo dilay wiilasheena jeylani mohamed abanuur,abuu jeylaani,bini yoonis abayle iyo aabihii yoonis abayle,loo jiitey makiinadaheen loo fur furtey matooradeena geeri lama huree garab istaaga geesigeena general saalah haji ibraahim ogaada xaq u dirirka janada ayuu gelaa dulmiilaha idinku soo duulayna naarta ayuu gelaa”

Comments are closed.