Daawo:- Ceebtii Xaley Ka Dhacdey Magalada Minneapolis Iyo Xafladii Shariif Sakiin Loogu Tala Galey

3
85

manisota5Jaaliyada Koonfur Galbeed ee magalada Minneapolis ayaa waxay guud ahaan qaadaceen xaflad lagu sheegay in taageero loogu muujinayo Shariif Sakiin oo habeenkii xalay ahayd ka dhici lahayd magaalada Manisota.

Xafladan ayaa waxaa ay ceeb badan kasoo gaartey koxihii qaban qaabinayey oo kolkii ay qaadacaad weyn kala kulmeen jaaliyada koonfur galbeed in ay dadka kasoo aruuriyaan magalada si hoolka ay qabsadeen ay isoo buuxiyaan balse ay dhici weydey.

Xafkadan mid la mid ah ayana waxaa ay isla habeenkii xaley ka dhacdey dalka ingiriis ayagoo kala kulmey weji gabar weyn qaar kalana la filayo in ay ayagana kala kulmaan mid sidaas oo kale ah.

manisota1

 

manisota 4

manisota 2

manisota5

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Reer xamar iyo shaanshiyo iyo asharaaf uu soo urursaday – kuwaas maa la wareegay magicii Digil iyo Mirifle ?

  2. Ogaadeen, majeerteen iyo habar gidir waaye waxa mee xxx ha fadhiyo maga Asharaaf ha idinka amaan helo Asharaaf nacas ma nuujiso idinkaa nuujiyey oo dhaley naagihiisana waa idinka hal shaqsi ayaad iska qaban weydeen.

  3. Wadani Hadalada aad meshan ku qortey oo dhan waa run anaga iska celin weyney waana anaga iyo dadimo xumidena.
    Asharaf waa dad Sharaf bad oo ahlu diin ah. Ninkan astamoyiinki Asharaf lagu yaqaney midna kama wato,

Comments are closed.