Dhegayso..Tartamo ciyaareed oo xiiso badan oo ka socda Baydhaba

0
35

stuWaxaa magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay si xiiso leh haatan uga socdaa tartamada Ciyaaraha heer degmo kuwaasi oo ay ku tartamayaan qaybo heerkoodu uu kala gedisan yahay sida qaybta degmooyinka heerka 1aad,2aad iyo sedexaad.

Hadaba si aan waxbadan uga ogaano qaybaha ciyaaraha,halka ay wax marayaan iyo weliba cida dhaqaalaha ku taageerta gudiga ciyaaraha ee howshaan wada ayaa waxaan ka wareysanay Cabdulqaadir Shariif Gudoomiyaha Ciyaaraha gobolka Baay waxaana inoo wareysanaya wariyeheena Axmed Saadiq.

Halkaan ka dhegaysosharif

Ku dhegayso Moobilkaaga