Daawo:- Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Madaxweynaha oo Hishiis Qarsoodi Ah La Galaaya Dalka Kenya

0
143

Amin_AmirAmiin Camir ayaa sawirka waxaa uu ku qeexayaa qoraal uu kol dhaweyd madaxweynaha dowlada federalka somaliya u gudbiyey xafiiska Qaramada Midoobey  qoraalkaas oo uu ku sheegayo in qeyb ka mid ah badaha somaliya uu ugu yaboohay dalka kenya.

amiin

Daafeet.Com