Dhegayso…Wasiirka Gaashaandhiga oo u mahadceliyay maanta Maleeshiyada Hawiye ee joogta Sh/hoose

5
89

xamudMaxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Df ah ee Soomaaliya isla markaana ah sii hayaha wasaarada Amniga ayaa waxa uu maanta deegaanka Shalanbood kulan kula qaatay saraakiisha Maleeshiyaadka beesha Hawiye ee ku sugan Gobolka Shabeelaha.

Wasiirka gaashaandhiga ayaa waxa uu aad u amaanay Xasuuqii ay saraakiisha beesha Hawiye u geysteen Shacabka gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan beesha BiyoMaal “Runtii aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin dagaalkii aad ka qayb qaadateen ee ugu danbeeyay gobolka Shabeelaha hoose” ayuu yiri wasiirka isagoo sidoo kale amaan kala duldhacay Maleeshiyo beeleedka Hawiye sheegayna inuu isaga laftii lasoo shaqeeyay oo uu aad u garanayo oo Xasuuqii ay Muqdisho kasoo bilaabeen maanta ay joogaan Shalanbood loona baahan yahay inay sii xasuuqaan shacabka ilaa xuduuda Kenya.

Dhegayso hadalka Wasiirka

 

Unknown Album

5 COMMENTS

  1. kkkkk horta websedkaan somali waa isku dirya ilaaheey aasa kula xisabtama mida kale hawiye intee kasoo duulaa inteesa uduula waa su aale ceeldheer oo muqdisho ujirto 200 kiilow mitir iyo jilib markocadey inta udhaxeeysa abgaal iyo wacdaan bis aa degan shiikhal yar aa gendersha degan aa kudhaxjirta marka su aasha waxeey tahay hawiye habargidir kaliya miya umaleeysaan wacdaan ismaan dhul idinkama rabyo oo asaga idinka dhul fiican abgaal ismaan sidoo kale xawadle sidoo kale kkkkkkkkkk murusade iyo habargidir lkn wax kumalahan ee gobolka kasoo bixiya lkn shiikhal iyo wacdaan iyo abgaal iyo ujuuraan iyo gaaljecel iyo wadalaan afkiina kasaara

    • WAXA AYNU LA WADA SOCOMAA IN HABAER SHEYDAAN MORIYAN GIDIR LA QUUSIYEY LAGANA ITAAL ROONADAY BALSE XASAN CULUSOW IYO HAWIYE U HIILIYEY SOONA GALBIYEY. BALSE WA DHAQAN U AH HABAR GIDIR INEY KU FANAAN XANIINYO RAG KALE WELIGOODNA CAADADAAS BEY LAHAYEEN TAASINA LA YAAB MA LAHAN EE WA DHAQANKOODII AHAA DSHAQAN CABIID / SLAVE/ ADOON LA LAHAN JIREY / SHABEELADA HOOSE WAXA SOO DHAW GOORTI LAGU XASUUQI LAHAA ADOONTA MAJERTEENKA UU SOO SII DAYEY

  2. kkkkkk murusade kusoo dara habaaraneey umada eey wada dhibtee lkn hawiya afkiina kasaara gobalka hawiya ubadan oo gobalka markacadey iyo shalaamood kaliya ma ahan xaranka shiikh cabdulahi iyo cusbooleey iyo wayaan iyo ila kukeen baraawe waxa degan waa hawiye waxa dagalka wado waa habargidir iyo murusade isbiirsada marka ceelbuur iyo dhuusa mareeb haloo celiyo

  3. Alla nimankaan beenbadanaa…….gacantii aa wax tariweyday marka afka iyo uurkaa laga ficiltamaa!

    war qaswadayaashii baa meesha laga eryay….cawaankii xumaa oo sankadhuudhiga u ekaa kuna caqli ahaa ee Yariisoow waayahaan warkiis meeh?

    asagoo buushkadhistay taliska ciidamada amison xiradooda qeybta isisoodhiibka iyo qaxootinimadaa iigu wardambeysay!

    cagtii joogsanweysa maruun bey ceeblakulantaa baa karaacday xariifkii maatada iyo shacabka habargidir qawaarida rakaabka ah kala degijirey…..maanta waa kaas oo tiknikadoodii bey sh. hoose laciirciiraysaa biyomaalna genocide baa lagu suubinkaray hadey kuwa meesha heesta yariisow kucaqli ahaan lahaayeen

    Faqash iyo iidoor ninkey been usheegaan oo ka aqrista saasaa udanbeendoonta

  4. Midkaan Yaasiin la baxay Hawiye Abgaal kaliya haduu ahaan lahaa ############ ogoow oo habar gidir lagaaga cabsanaayo. habargidir taariikhda dib u raac ragii SYL madaxda u ahaa oo dhan sh/hoose ayay ka yimaadeen. Xayawaan in aad thy Biyomaal oo Hargeysa laga soo waday iyo bacaad weyn oo baartii Jimco baastoley la keenay gobolka ayaad siisay habargidir oo deeegaan ahna waxa dhahdy abgaal kaliya ayaa dagan ee HG hala celiyo. Awalba sac ila dhashay ayaad aheed lkn anigaa u dhimanaayo difaacaaga ee ii rexeso adiga

Comments are closed.