Dhegayso..Todobaadkii tagay iyo KoonfurGalbeed Soomaaliya.

0
90

dhaartaTodobaadkii aynu kasoo gudubnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo caasimada KMG ah ee dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ka dhacday doorashadii madaxweyne-nimo iyo tan madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed.

Doorashadaasi oo si hufan u dhacdayna waxaa ku guulaystay Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed halka ku xigeenkiina loo doortay Maxamuud Siid Aadan waxaana isla todobaadkii tagayna lagu dhaariyay misna lagu caleemasaaray isla magaalada Baydhaba caasimada Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya.

Hadaba Xafladaasi iyo khudbadihii laga jeediyay ayaa waxay u dhacayeen sida tan.Unknown Album