Dhegeyso:-Salaad Cali Jeele oo soo dhaweeyey Dowlada Goboleedka Koonfur Goleedka Somaliya

5
51

salaad cali jeeleSalaad cali jeele oo ka tirsanaan jirey xukuumadii hore ee sheekh shariif xilal kala duwana kasoo qabtey ayaa waxaa uu soo dhaweeyey dowlad goboleedka koonfur galbeed waxaa uuna sheegey in arintani eysan eheyn mid hada bilaabatey gudoomiayaha maamulka kumeel gaar ahna waxaa uu ugu baaqey in uu la shaqeeyo maamulka cusub ee loo dhisey koonfur galbeed somaliya.


Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Asc Walaalaha Digil mirifle waan salaaamyaa Gaar ahaan Shabakadaha warbaahinta Daafeet.com, Ishabadhaba.com waxaana kale u mahad celinayaa Md. Salaad Cali Jeelle oo si damiir iyo dadnimo leh ugu hadley oo si fiican u soo dhaweeyey waana Sida soomaalida oo dhan ay sidaa u soo dhoweeyaan waana waajib in la soo dhaweeyeo maxa yeeley Reer koonfur galbeed Waxay ka tashateen in la dhiso 6 Gobol

  2. dad ayaa mooda salad ca;li jeele in iska xadla balsew waa nin Taariiqda soomaaliya aad wax uga yaqaan Runta ka sheega waxyaabaha jira kumana xadlo caatifat Qabiil iyo mid siyaasadeed xadalka ka soo yerey oo ah Taageerida Dowlad Goboleedka K/ Galbeed waa mid ka Tur jumeysa xaqiiqda iyo daacad nimadiisa salad waa Halyey Hogamin karo soomaaliya mana ahan sida kuqa Qaar la modayey aqil balse ku soo bexeen zero.

  3. Hadal micna ku fadhiyo ayuu meesha ka sheegay oona sir ah …hadalkaas oo ah ..in axmed madoobe waa hagoomiyaha jubooyinka ee ma ahan madaxweyne waxaa lagu soo heshiiyay hogaamiya bes … saxaafada iyo asiga ayaa madaxweyne isu magacaabeen …Digil iyo Mirifle hadalkan micnihiisa waa inaad ka faaideesataan

  4. Mr ali jeele runtii waa nin aqoonyahan ah oo wax badan ok taariikhda soomaalia waana xaqa aan kaleexan waana ninka ugu runta sheegida badan soomaali oo dhan

Comments are closed.