Tacsi:Afgoi Action Ciuncil oo Tacsi u diraaya Eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey Maama Casiisa Yusuf Caliyow

0
37

tacsiDhamaan Maamullka Afgoi Action Ciuncil Jaaliyada, waxay si wada jir ah uga tacsiyaynayaan geeridii Allaha u naxariistee Marxuumad Casiisa Yusuf Caliyow oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Afgoi Action Ciuncil ayaa si gaar ula qaybsanaysa muruga geerida Maama Casiisa Yusuf Caliyow, Dhamaan Caruurteeda gaar ahaan walaasheed Iisho Yusuf Caliyow oo ku nool dalka ingiriiska.

Waxaana marxuumada illaah uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo ehaladii ay ka tagtayna samir iyo iimaan Illaah ka siiyo Aamiin Aamiin.

 

 

Daafeet.Com