Dhegeyso:- Qaar ka tirsan Ciidanka Boliska ee Degmada Yaaqshiid oo lagu eedeeyey iney dhacaan shacabka

0
34

boliskaOdayasha degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ey cabasho weyn ka muujiyeen dhac ey geystaan dad ku labisan dharka ciidanka booliska ee dowlada federaalka

Odayaashan ayaa wexey askarta ku eedeeyeen iney shacabka ka qaataan moobilada iyo saacadaha iyagoo jeebka Shacabka gacanta la gala islamarkaana ay maqribnimada wixii ka dambeeya dhaca ay joogto ka dhigaan.

Odayaasha Xaafadaasi ayaa warbaahinta u sheegay inay ciidamadan yihiin kuwa dawlada ee Aaga Suuqa xoolaha ku sugan dhowr jeerna cabasho ugudbiyeen maamulka degmada Yaaqshiid laakiin aan looga war celin cabashadooda.

 

Degmada Yaaqshiid
Halkan hoose kaga dhegeyso MObilkaada

 

Degmada Yaaqshiid Mobil

 

Daafeet.Com