Dhegeyso:- Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Somaliya oo dhaliil usoo jeediyey Dowlada Federalka

0
17

Malaaq_ShiineWaxgaradka kasoo jeeda Gobalada Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa dhaliil usoo jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ayna ku eedeeyeen in Dowladda Soomaaliya ay wado labo wajiileen ku aadan shirarka Muqdisho iyo Baydhabo.

Malaaq Cali Cabdi raxmaan Cali Shiino oo kamid ah xubnaha Odayaasha Digil iyo Mirifle ayaa Dowladda ku eedeeyay inay shirar ka kala furtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo shirarkaasi oo isbar bar socda.

Shalay Baydhabo waxaa gaaray ku dhawaad 100-ergo oo ka kala socota Gedo, Jubbooyinka, iyo Shabeelaha hoose kuwaasi oo ujeedka ay utageen ay tahay kaqeybgalka shirka lagu dhisayo maamulka Gobalada Koonfurta ee dalka Soomaaliya.

 

Malaaq Shiine

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Malaaq Shiine Mobil
Daafeet.Com