Xog xasaasi ah wasiirka qeyraadka xukuumada saacid oo iskuduwe u magcaabay gobolka shabeelada hoose , waakuma qofka ?

6
31

tarWasiirka qeyraadka dowlada Federaalka ee Somalia , C/risaaq Cumar Maxamed ayaa isku duwe u magcaabay Gobolka Shabelada hoose ,oo horey dadka gobolkaas ugu dhiidhiyey rag faro badan oo loo soo magacbay oo aan gobolka u dhalan qaarkoodna  raga laoso magacbay horey dhibatooyin ugu geystay gobolka.

Arrintaan ayaa ku soo beegmeysa kadib markii warar maalmahan leysla dhexmaraayey ay sheegayeen in is badal guud lagu sameeyn doono maamulka gobolka, iyo degmooyinkisaba, lakinse xilligan waxa loogu soo begay ayaa waxa lagu tilmaamay in CV looga dhigayo raga gobolka dhibka horey ugu geystay ,loona tusaayo in ay ragan ka tirsan moryantii hore ee gobolka xoga ku heysatay ay yihin rag masuuliyin ah oo dowlada xil u hayey, tasoo loga danleyahay ka hortag a waxa hada socda oo u muuqda mid mesha ka saaraya dulmiga ka jira gudaha maamulka oo ay ka buuxan rag aan deeganka u dhalan kana soo jeda DHUUSE MARED iyo TULADA GURICEEL.

Sidaa daraadeed aqon yahno iyo indher garad badan ayaa ka digay waxa mesha ka socda horeyna baaqaq is daba joog ah u diray dowlada

6 COMMENTS

  1. warkaan wa sax waxana jirta kuwo kale oo maalmahan loogo so magacbi doono , horeywaxa u jirta , isku duwahah maliyada gobolka , qasnajiga gobolka , madaxa daqli uruurinta iyo boonoyinka gobolka , agasimaha beraha , kan kaluumeysiga oo kuli ah hal beel ,oo ah habar gidir iyo kuwo yar oo isla hawiye ah

  2. Asc/ salaam ka dib war dadkaan mayaa fahansaneen in dowladda ay tahay Dowladda Fedraal ah mise waxaan wa been miyaa marka magaca Dowladda Fedraalka Soomaaliyeeed halaga bedalo ha loga magacabo Dowladda beelaha G/dhaxe & bari maxaa yeelay miyey xaq ulaheen dadka degaanga sh/hoose oo boobka lagu haayo marka waxaan oran laha Dowladda fitnada ha joogiso anaga dadkeen waa ka buuxaan dad wax sii fiican u bartay oo ka bixi karra howl kasta wa dad mutacalimiin ah oo qori iqrin karra soomaliga, ingilshka carabiga & talyaaniga marka Dowladda soomaaliya waxaan ka codsaneyna inay dadkaasi jagoonkaas u dhiibto lkiin dad u dhalan Dagaanka xaq u malaha degaan kasto dadkiisa ayaa leh arrintaan waxla aqbali karro maha codsigaan waxaa ku socota Dowladda Fedraalka soomaaliya////waad mahadan tahiin

  3. War goormaan noqoneynaa in deegaanka digil iyo mirif laga xoreynayaa hawiyaha ku soo duulay marka cadeeey

  4. Digilow Hubka qaata diideene bal hadda banaanka ka qeyliya..maalinta aan xabada ku bilaabay burcadan dhulboobka hadii aad meeshaadana ka bilaabi lahayd waxan soo socda ma aysan dhici lahayn.. hadda waxba yaan la qeylin.. thnks i am biimaal boy

  5. ascwrwb waxaa meeshan uga mahad celinaa webseedad arlaathi oo u taagan difaac dalka iyo diinta iyo umada waa aran la la yaaba waay qof ku soo jeedo guraceel in maanta u damac ku galo in uu xukumo GBshabeelada hoose lkin waxaa nasiib wanaag eh dhalanyarteyna habeen iyo maalin is qarxiyan kuwa daarood iyo hawiyana ay wax bartaan mar hadii lagaa laayo dhalan yarta yaaa ku difaacaa waa lawada soconaa abuumansuul inta asiga ku laayay muqdisho subaxdii abuumansuur muqdisho ku soo goostay shawaabna waa laga soo saaray mark waxaa tala ahaan iga in dhalanyartayna shawaab ku buuhaan in la wacya geliyo inta goort goorta goor tahay waayo waxaa dhulka iyo diinta umada difaaca kara waa dhalanyarta digil mirifle aan wada kacna aan iska qabana gumaysiga iyo dhul boobka nagala haaya dhulkeeyna kuwa ku jira al shabaab maalin kasta is qarxinaayaan war isku qarxiya kuwa dhulboobka ah hadaad dhiig leedihin naclaa idanka taal

  6. Aniga waxaan qabaa in digil uu Isku dhex dhuumanooyo Degmo degmo ayaa loo kala degan yahay Sheekada Digil ka daaya ee Garre, tuni, jiido, geledi, 5 caleemood & biimaal, begedi, Gibilcad qof walbo Degmadaad u badan tahay Hawiye kasoo shawi Qiyaamada ha quntee ee warkeyga ma ahan digil kala qoqob ee murusade digil ah ayaan arkay mala fahmi karoo warkaan

Comments are closed.