Prof. Jawaari oo maantaTurkiga lagu soo dhoweeyay

0
25

jawaariWafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga
Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaa ka mid ah Gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka qaarkood iyo saraakiil ka tirsan xafiiska Gudoomiyaha.

Socdaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdigiisa ay ku yimaadeen dalka Turkiga ayaa qeyb ka ah adkeynta iyo wanaajinta xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo mudooyinkan aad usii xoogeysanayey ayadoo Gudoomiyaha Baarlamaankana uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Turkiga.

C/qaadir Maxamed Nuur Xoghayaha koowaad ee Safaarada Somalida ee dalka Turkiga ayaa ka Warbixiyay Safarka Jawaari .

Halkan ka Dhegayso

jaaw