Khudbado muujinaayo khilaaf siyaasadeed oo ay jeediyeen Madaxweyne Xasan iyo Faroolaha Puntland.

0
14

Faroole_Xasan_SheekhMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo maanta shir jaraa’id si wadajir ah ugu qabteen magaalada Garowe ayaa midba kan kale hadalo kulkulul oo xirfadaysan ku tuuray iyadoo midba kan kalena hadal aad u xeel dheer uu ku cabiray rabitaankiisa qaabka guud ee loo wajahaayo siyaasada murugsan ee Soomaaliya iyo weliba qaabka uu mid walba uu u arko halka uu xalku kujiro.

Faroole oo ku horeeyay hadalka ayaa soo dhaweeyay imaatinka wafdiga kadib waxa uu si toos ah u abaaray buktadii uu qabay iyo hadal wixii ka dhexguuxayay.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa isna ka mahad celiyay soo dhaweyntii loo sameeyay waxaana uu horay ka abaaray inuu hadaladii maldahnaa ee Faroole uu ka jawaabo isagoo weliba maraayo wadadii Faroole oo kale “Hadal waayee kaftan ayuu ku dhamaadaa”

Halkan ka Dhegayso

hadalada