WARARKA

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Sheegay in Doorashada Maamulka Jubaland aan Dib Loo Dhigi Doonin

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axamed Islaam Madoobe oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in doorasha maamulka Jubaland aan marnaba dib loo dhigi doonin. Madaxweynaha ayaa...

Dhegeyso: Odayaal Is Hortaagay Dhismaha Airporka Degmada Baraawe

Warar aan ka heleyno degmada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka taagan yahay qalalaase u dhexeeya odayaal la sheegay...

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Ugandha

Wasiirka Wasaarradda arrimaha Dibedda dowlada federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii ka soo yeeray maalintii shaley madaxweynaha dalka Uganda...

Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Maanta Ku Qarxay Agagaarka Wasaaradda Batroolka

Qarax gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa maanta ka dhacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Agagaarka Xarunta Wasaaradda Batroolka Soomaaliya. Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal...

Fadhi Ku Dirirka Baraha Bulshada oo Maanta Ka Doodaya Hadal uu Yiri Madaxweynaha Dalka Ugandha

Saacadihii ugu danbeeyay waxaa siweyn looga hadal hayey baraha ay bulshadu ku wada xiriirto hadal uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ka jeediyay shirweyne...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img