Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Sheegay in Doorashada Maamulka Jubaland aan Dib Loo Dhigi Doonin

0
66

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axamed Islaam Madoobe oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in doorasha maamulka Jubaland aan marnaba dib loo dhigi doonin.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu beeniyay hadal heynta ah in uu doonayo in doorashada uu dib u dhigi doono maadaama uu jiro dagaal ka dhan ah Alshabab, Axmed ayaa sheegay in gacana lagu dagaalami doono gacana la isku dooran doono.