WARARKA

Alshabab iyo Dacish oo Ku Dagaalamay Deegaano Ka Tirsan Maamulka Puntland

Wararka ka imanaya magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu dagaal qaraar ku dhex maray xoogag ka tirsan Ururrada Al-Shabaab iyo...

Nabadoon Xayeesi Mursal oo Shaley Maqribkii Lagu Diley Degmada Afgooye

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in maleshiyo beeleedyo u abaabulan qaab qabiil ay xaley maqribkii halkaasi ku...

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wefdi Ka Socda Qaramada Midoobay

Madaxweynaha dowlada federaallka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso u qaabbilsanaha Arrimaha Siyaasadda iyo nabadeynta ee xafiiska xoghayaha Qaramada...

Dhegeyso: Reysulwasare Ku Xigeenka oo Weeraray Siyaasiyiinta Mucaaradka Ku Ah Xukumada

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) oo ka hadlayey xaflad uu maamulka gobolka banaadir kusoo bandhigayey waxa uu qabtay sanadkii tegey...

Wasarada Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed oo Markii Ugu Horeysay Dhaliilay shaqooyinka Gudiga Dorashoyinka Qaranka

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa dhaliil xoogan loogu jeediyay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Warsaxaafadeedka oo uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img