WARARKA

Weerar Lagu Qaaday Mesjid Ku Yaala Dalka New Zealand oo Ay Dad Badani Ku Dhinteen

Wararkii ugu dnabeeyay ee ka soo baxaya weerar lagu qaaday Masaajido ku yaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa sheegaya in ay ku...

Midowga Yurub oo Somaliya Ugu Deeqay Lacag Aad u Fara Badan

Midowga Yurub ayaa waxa uu ku dhawaaqay in ay Soomaaliya ka fulin doonaan Barnaamij lagu kordhinaayo horumarada Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto...

Baroordiiq Loo Sameeyey Qafaalashadii Mukhtaar Roobow iyo Xasuuqii Loo Geystay Shacabka Reer Baydhaba oo Lagu Qabtey London

Kulan ay isugu yimaadeen jaalliyadda Koonfur Galbeed ee wadanka UK iyo Golayaasha kala ah:-Golaha wadatashiga koonfur galbeed, Golaha isbadal-doonka koonfur galbeed iyo Xizbiga Amni...

Dhegeyso: Afhayeenka Ururka 46aad ee Ciidanka Xooga Dalka oo Ka Hadley Weerar Alshabab ay Ka Geeysatay Suuqa Xoolaha Deegaanka Goofgaduud

Miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa maalintii shaley lagu aasay suuqa xoolaha lagu iibiyo oo ku yaala Deegaanka goof Gaduud ee Gobolka Bay Xasan isxaaq...

Maacaleesh Aan Maanka Jirin Iga Guddooma Intii Dulmiga Ka Dhacay Koonfur Galbeed Ku Taageertay Lafta-gareen Oo Ay Ugu Horeeyaan Cabdixakiin Fiqi, Ilyaas Qalinle...

Cabdixakiin Fiqi, Waxa uu kamid ahaa Siyaasiyiinta sida dhow ula shaqeynayay Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Lafta-gareen balse maanta si xun loogu Bahdilay Safarkii Diinsoor uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img