Dhegeyso: Afhayeenka Ururka 46aad ee Ciidanka Xooga Dalka oo Ka Hadley Weerar Alshabab ay Ka Geeysatay Suuqa Xoolaha Deegaanka Goofgaduud

1
40

Miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa maalintii shaley lagu aasay suuqa xoolaha lagu iibiyo oo ku yaala Deegaanka goof Gaduud ee Gobolka Bay Xasan isxaaq oo ah afhayeenka ururka 46aad ee ciidamada xooga dalka somaliyeed ee ku sugan deegaanka koonfur galbeed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qaraxaasi uu dhibaato badan geystay.
Isagoo arintaaska ka hadlayana waxaa uu yiri.

1 COMMENT

  1. ASC.
    ASC.
    Hadday jirto wax Somalinimo la yiraah WAXAAN leeyahay Cabdi Maxamed Rodol WAA hanti Qaran. *Waxaan aad uga xumahayn inuu u qabirnaado Maamulka Qabiil ee Gobollada Waqooyi Galbeed. *Cabdi waa nin aan Aad u aqaan; Waa Duuliye aqoon sare u leh Duulimaadka, Waa nin aan shaqo ku lahayn Qabiil, Waa nin aan isleeyahay waa kaaga fiicanyahay xagga duulimaadka, Waa nin reer Waqooyi & reer Koofurba AH (hooyada dhashiisu waa reer Gaalkacyo), Waxaan aaminka ku qabaa HADDII loo dhiibi lahaa Somali Airlines inuu waqti gaaban gudihi uu ku soo celi lahaa Somali Ailines maqaamkeedi. *Aad & aad baan u jeclaalaha in Rodol loo dhiibo Somali Airlines MARKAY joogto Aniga & Isaga WAXAAN dhihi lahaa ISAGA haloo dhiibo OGOOW hadde waa anigaas isla qabweyne. WBT
    Reply

Comments are closed.