WARARKA

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Ka Warbixiyey Howlihii u Qabsomay Dhinaca Ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la hadlayey qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka jubaland ayaa sheegay in weli uusan dhamaan dagaalka dowladda kula...

Daawo: Sheeko Waalan Isbaarooleey ka Cabaneysa Mushaar La,aan

Qaar ka mid ah askarta jidgooyada dhigta wadoyinka isku xira Afgooye iyo Baraawawe, Afgooye iyo Walaweyn oo la hadley maalintii shaley idaacada Kulmiye ayaa...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Fariin u Diray Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay nasiibdaro tahay in maalinba maalinta ka dambeysa daandaansi...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo Maanta Furay Kulan Looga Hadlaayo Dhismaha Wadooyinka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Dowlada Federaalka Somalliya Cabdi Aadan Hoosow ayaa maanta Shir gudoomiyey Shirka Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka gaar...

Shirka Kobcinta Dhaqaalaha Afrika oo Maanta Ka Furmay Magalada Kampala

Magalada Kampala ee dalka Uganda ayaa maanta waxaa ka furmay shir looga hadlayo horumarinta iyo kobcinta Dhaqaalaha Qaarada Afrika, ee (Afrika Now), waxaana shirkaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img