WARARKA

Dr Xasan Xaaji Ibraahim oo u Waramay Qaar Ka Tirsan Golaha Wadatashiga K Galbeed

Kulan ay isugu yimaadeen golaha wadatashiga koonfur galbeed garabkiisa Uk ayaa habeenkii xalay ka dhacay magalada london kulankaasi oo ujeedkiisa ahaa wadatashi iyo is...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amray In Laga Guuro Xaruntii Ciidanka Bada Ex Marino

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, C/raxmaan Cumar Cismaan( Yariisow) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxa uu amray in laga...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Safar Shaqo Ah Ku Tegay Magalada Kismaanyo

Wefdi uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Maamul Goboleedka Jubbaland. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa...

Waa Maxay Sababta ka Dambeysa in Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Shabeellaha Hoose Mar Labaad Loosoo Magacaabo Xilka Gudoomiyenimo.

Warbaahinta daafeet Media oo u dhabagashay sababta keentay in markale lasoo magacaabo gudoomiyihii hore ee gobolka shabelaha hoose Ibrahim Aden Cali Najax ayaa ogaatay...

Wasiirkii Dastuurka Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalada Muqdisho

Barqadii Maanta ayaa garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa ka soo degtay diyaarad siday meydka Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img