WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Xariga Ka Wada Jaray safarada Jabuuti

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa Maanta si wadajir ah xariga uga jarey Safaarada Dowladda...

Dhegeyso: Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo 30 Sano Ka Maanta Somaliya Tegey

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal, oo labada ah Fanaaniin in ka badan 30 sanadood ka maqnaa...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Maanta Booqasho Laba Maalmood ah Ku Yimid Magalada Muqdisho

Wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhaweyd ksoo degey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade. Booqashadan uu Ismaaciil Cumar Geele ku...

Dhegeyo: Madaxweynaha Maamul Gobleedka Jubaland oo Sheegay Inuu Dhamaaday Madmadowgii Dhex Yiilay Maamulkiisa iyo Maamulka Dhexe

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in uu horay u jiray Mad madow soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland,...

3 Ruux oo Somali ah oo Ku Dhintey Weerar Maanta Lagu Qaaday Masaajido Ku Yaala Dalka New Zealand

Lix Qof oo ay Saddex ka mid ihi Soomaali ahaayeen ayaa ku geeriyootay, weerar uu Nin Hubeysan weeraray Masjid lagu Magacaabo Al-Nuur oo ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img