WARARKA

Daawo Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Si Caro Leh Uga Hadley Xasuuqii Dhawaan Ka Dhacay Koonfur Magalada Gaalkacyo

Kulan ay maalintii shaley isugu yimaadeen odayasha dhaqanka koonfur galbeed ayaa waxaa ay si caro leh uga hadleen xasuuqii dhawaan ka dhacay magalada gaalkacyo...

Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Beryahan Kormeer Ku Maraya Qaar Kamid ah Degmooyinka Gobolka Shabelaha Hoose

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo,ayaa waxay Saacadihihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku kala bixiyeen degaanka Shalaanbood iyo...

Aqriso Amar Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada oo Lagu Hirgelinaayo Manhajka Cusub

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay Amar ku bixisay in la hirgelinayo Manhajka Cusub ee Qaranka ee Fasalada 1aad ilaa 8aad. War...

Reysulwasaare Kheyre Ayaa Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Bintou Keita

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabisha arrimaha Afrika, Bintou...

Xog Aynu ka Helney Dadkii Lagu Laayey Caawa Koonfurta Magalada Gaallkacyo.

Wararka aynu kol dhaweyd ka helney magalada gaalkacyo ee xarunta maamulka galmudug ayaa la sheegayaa in halkaasi caawa si arxan daro ah loogu xasuuqay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img