WARARKA

Qarax Xalay Ka Dhacay Magalada Baydhaba oo La Sheegay In uu Geystey Qasaaro Nafeed

Qarax habeenkii xalay ka dhacay magalada baydhaba ayaa lagu soo waramayaa in uu geystey qasaaro aad u badan ka dhacay Suuqa ku yaalla xaafad...

Dhegeyso Wasiir Goodax oo Ka Hadlay Kulanka Ay Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada Ku Yeelanayaan Magalada Neyrobi

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdullaahi Goodax Barre o ku sugan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dhibneyso in Madaxda Dowlad...

Maamulka Puntland oo Maalmo u Qabtey Iney Isku Soo Diiwaan Geliyaan Shaqalaha Ajnabiga ee Ku Sugan Halkaas

Dowlad goboleedka Puntland ayaa waqti kooban u qabtay inay isku-soo diiwaangeliyaan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ku sugan deegaanada Maamulkaas si loo hubiyo tiradooda saxda...

Amisom oo Ciidamada Dowlada Ugu Deeqday Konteenaro Lagu Keydiyo Raashinka

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya , ayaa Ciidammada ammaanka ugu deeqay qalabka lagu keydiyo Cuntada iyo sahayda, arrinta oo lagu sheegay in kor loogu...

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya in Mukhtaar Roobow Xanuunsan yahay oo Cisbitaal La Dhigay

Qaar ka tirsan warbaahinta ayaa warar been abuur ah isla dhex marayey baraha bulshada ay ku kulmaan kuwaasi oo sheegay in Sheekh Mukhtaar Roobow...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img