
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdullaahi Goodax Barre o ku sugan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dhibneyso in Madaxda Dowlad goboleedyada ay ku shiraan dowlad xurguf Siyaasadeed ay kala dhaxeyso.
Isaga oo la hadlayay dad ku sugan degmada Baardheere ayuu sheegay in Maamul Goboledyada aysan ka weyn Soomaaliya meel ay ku shiraan balse ay tahay arrin Siyaasadeed oo laga xumaado.