Aqriso Amar Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada oo Lagu Hirgelinaayo Manhajka Cusub

0
53

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay Amar ku bixisay in la hirgelinayo Manhajka Cusub ee Qaranka ee Fasalada 1aad ilaa 8aad.

War ka soo baxay Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu amray , dhamaan Howlwadagta Waxbarashada, Daladaha Waxbarashada iyo Iskuulada gaarka loo leeyahay dhaqan gelinta Manhajka Cusub.