Daawo Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Si Caro Leh Uga Hadley Xasuuqii Dhawaan Ka Dhacay Koonfur Magalada Gaalkacyo

0
53

Kulan ay maalintii shaley isugu yimaadeen odayasha dhaqanka koonfur galbeed ayaa waxaa ay si caro leh uga hadleen xasuuqii dhawaan ka dhacay magalada gaalkacyo iyo degmada dhuumasa mareeb kaasoo si arxan daro ah loogu xasuuqay shacab kasoo jeeda konfur galbeed,

Odayaashan ayaa waxaa ay shaqacbkooda ugu baaqeen iney si deg deg ah uga soo guuraan magalada gaalkacyo hadey noqon laheyd dhinaca Puntland iyo hadey noqon laheyd dhinaca Galmudug.