WARARKA

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya oo Maanta Gaaray Magalada Jowhar

Wefdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray Magalada Jowhar ayada oo halkaasi si wanaagsan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Hir-Shabeelle...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Boliiska

Madaxweynaha Dowlada Federtaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ,iyada oo arrintaa lagu sheegay inay ka dambeysay...

Wakiilka Cusub oee Qaramada Midoobey oo ka Digey In Faragelin Lagu Sameeyo Doorashada ka Dhici Doonta Jubaland

Wakiilka cusub ee Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa maalintii shalay gaaray magaalada Kismaayo oo sheegay in ay ka doonayaan doorashada dhawaan ka...

Maxaa Sababay In Wasiiru Dowlihii Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha uu ka Hadli Waayo Qalad uu Wasiirka Ka Galay

Waxaad mooddaa tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya sagaashameeyadii in nidaamkii dowliga ahaana uu meesha ka baxay ama dadka qaar ay u adeegsanayaan...

Reysulwasaaraha Dalka Canada oo ka Tacsiyadeeyey Dilkii Loo Geystey Hodan Naaleeye

Ra’iisul wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau ayaa ka tacsiyeeyay geerida Hodan Naaleeye iyo seygeeda Jaamac Faarid, wuxuu tacsi u diray dhammaan ehelada iyo qoyska. Waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img