WARARKA

Daawo Qeybtii Labaad ee Wareysigii aan la Yeelanaya Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo Mirifle

Dawo Wareysi aan la yeelanay Suldanka Guud ee Beelaha Digil iyo Mirifle isla markaana ah Afhayeenka Guud ee Odayaasha Dhaqanka 135 Oday ee soo...

Alshabab o Maanta Laga Saaray Deeganada Leego iyo Yaaqbiriweyne

Taliyaha Ururka 35aad Guutada 7aad qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka kornayl Maxamed Cabdullaahi Caraalle oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ay...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Cambaareeyey Weerarkii Shalay Ka Dhacay Magalada Kismaanyo

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si xoogan u cambaareeyey weerarkii Al-Shabaab shalay gelinkii dambe ay ku qaadeen gudaha magaalada Kismaayo ee...

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Ku Baaqay In Loo Midoobo La Dagaalanka Alshabab

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray dadkii Shacabka ahaa ee lagu laayay weerarkii magaalada Kismaayo iyo Qaraxii lagu qaaday...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Ka Hadlay Weerarkii Shalay Ka Dhacay Hotel Cascaseey

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa markii u horreeysay faahfaahin ka bixiyay khasaaraha weerarkii galinkii dambe lagu qaaday hotelka Cascaseey. Madaxweynahu ayaa sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img