WARARKA

Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Inaalilaahi wa ina ileyhi raajicuun reer Abicar Cali waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaan Reer Siidi Nuur iyo eheladii iyo qaraabadii uu...

Dowlada Qadar oo Jawaab Cad ah Ka Bixisay Qoraal Maalintii Shalay Lagu Soo Qoray Wargeyska New York Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka

Wargeyska New York Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa qoray warbixin ku saabsan in la helay sir ku saabsan in dowladda Qatar ku...

Dhegeyso Xukuumada oo Ka Hadashay Sababta Keentay In Dib u Dhac Ku Yimaado Doorashada Maamulka Galmudug

July 4 2019 ayaa horey loo qorsheeyey isla markaana ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya in la qabto doorashada hoggaanka Maamulka galmudug, hasayeeshee uu...

Ciidamo Itoobiyaan ah Iyo Alshabab oo ku Dagaalamay Deegaanka Yurkut ee Gobolkla Gedo

Wararka aynu ka heleyno gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta uu halkaa dagaal ku dhaxmaray ciidamo Itoobiyaan ah iyo xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab. Goobjoogayaal...

Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxaysa Qaraxii Maanta Ka Dhacay Wadada Tagta Airporka Aadan Cade

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaraxii Maanta ka dhacay wadada tagta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ee ka leexata Km4...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img