WARARKA

Daawo Wareysi Xasaasi ah oo aan La Yeelanay Dr Sheikh Nur Abucar Qasim

Warbaahinta daafeet media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabana la yeelatey Dr Sheikh Nuur Abukar Qaasin oo ka tirsan waxgaradka koonfurta somaliya. Dr Sheikh...

Aqriso Maamulka Jubaland oo Jawaab Cad ah Ka Bixiyey Qoraal Kasoo Baxay Wasarada Arimaha Gudaha

Maamul gobolleedka Jubbaland ayaa jawaab adag ka bixiyay qoraalkii dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda federaalka Soomaaliya oo ku gacan-seyrtay liiska Odayaasha...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya oo Cambaareeyey Qaraxii Shaley

Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa si weyn u cambaaeeyay ciddii ka dambeysay qaraxii ka dhacay xarunta Maamulka...

Maamulka Jubaland oo Sheegay In La Hakinayo Wadashaqeynta Xukumada Dhexe Ilaa Doorashada Ka Dhamaaneyso

Golaha wasiirrada Jubbaland oo maanta ku shiray magaalada Kismaayo ayaa isla qaatay in la hakiso wadashaqeynta iyo isku socodka Jubbaland iyo xukuumadda federaaalka. Kullankan oo...

Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga G Banaadir oo Sheegay In Qarixii Shalay Laga Hagayey Gudaha Xarunta Maamulka Gobolka

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka, Maxamed Cabdillaahi Tuulax ayaa bannaanka soo dhigay inuu jiro shaki ku aaddan weerarkii ay mas'uuliyiinta ku dhinteen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img