Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
54

Inaalilaahi wa ina ileyhi raajicuun reer Abicar Cali waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaan Reer Siidi Nuur iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Nuur Siidi oo maalintii shaley ku geeryooday dalka Sacuudi Arabia.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo janadii fardowsana ilaahay haka waraabiyo Amiin Amiiin.