Howlgalo ay maanta ciidankamada Bankaftiga ka sameeyeen deegaanka malable ee duleedka degmada awdheegle ayaa dadka deegaanka waxaa ay kusoo waramayaan in halkaasi ay dad...
Duqeyntan ayaa la sheegay in diyaaradaha dagaalka Marekanka oo kaashanaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka fuliyeen Saldhigyo Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaannada Mubaarak iyo...
Dadka ku nool degmada Aw-Dheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmeen ciidamadii dowladda Soomaaliya ee dhawaan Al-Shabaab kala wareegay...
Tan iyo markii uu geeriyooday Allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) waxaa isa soo tarayay...