WARARKA

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Kulankii Madaxda Wasaarada Boostada Uga Socday Magalada Baydhaba

Waxaa Magaalada Baydhaba ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Ka faa’ideystayaasha Mashruuca Taakulaynta Isgaarsiinta kaasoo ka socday magaalada Baydhabo intii u dhexeysay 13ka illaa 15ka...

Axmed Madoobe oo Maanta magalada Kismaanyo Kulan Kula Qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay iyo Igad

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay wafdi ka socday beesha Caalamka oo uu hoggaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay...

Maamulka Somaliland oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Kulankii Muuse Biixi uu Wasiirada Kula Kulmay Sacuudiga

Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay ka hadashay kulan uu Madaxweyne Muuse Biixi dalka Sacuudiga uu kula yeeshay wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka...

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada oo Sheegay In Kulankii Muuse Biixi uu ahaa Mid Is Marxabeyn ah oo Aysan Siyaasad Ku Jirin

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay kulan ay dalka Saudi Arabia kula yeesheen wafdigii ka...

Alshabab oo Dhowr Jiho Kasoo Weerarey Degmada Awdheegle

Wararka aynu ka heleyno degmada awdheegle ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab goor dhaw weerar culus oo qaraxyo ku bilaawday ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img