WARARKA

Alshabab oo Xalay Weerar Kusoo Qaaday Saldhig Ay Ciidamada Danab Ku Lahaayeen Deegaanka Bariire

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo ururka Al-Shabaab xalay ku dhexmaray deegaanka Bariirre...

Maamulka Puntland oo Hambalyo u Direy Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Jubaland

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtoyadda Puntland ayaa hambalyo loogu diray Guddoonka cusub ee Jubbaland waxaana ay sheegeen in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan.

Maamulka Jubaland oo Doortey Gudoomiyaha Baarlamaanka

Waxaa goor dhaw la soo gabagabeeyay wajigii hore doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee maamul gobolleedka Jubbalad oo ay ku tartamayeen labo musharax. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland...

Xukuumada oo Taag u Weydey Axmed Madoobe Sheegteyna Ineysan Aqbali Doonin Natiijada Doorashada

Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay baaqeedii hore ee ahaa in marnaba aysan aqoonsan doonin natiijo kasta oo ka soo baxday doorashooyinka Jubbaland...

lshabab oo soo Weerarrey Fariisimo ay Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Deegaanka Dooynuunaay

Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Daynuunay ee Gobolka Bay ayaa sheegaya Dagaalyahano ka tirsan Shabaab in ay dagaal culus kusoo qaadeen saldhig Ciidanka Dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img