WARARKA

War Deg Deg Ah Maamulka Jubaland oo Ku Dhawaaqay In La Xeray Dhamaan Meelaha Laga Soo Galo Degmada Kismaanyo

Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir dhanka amniga magaalada Kismaayo maalinta doorashada, iyadoo Kismaayo laga xiray hawada, dhulka, cirka iyo badda, waxaana heegan la...

Dowlada Kenya oo Ka Hadashay Qoraalkii Dhawaan Kasoo Baxay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya

Dowladda Kenay ayaa shaacisay walaaca ay ka qabto dalabayada kala duwan oo Beesha Calamka kasoo gaaraya doorashada Jubbaland iyo shuruudaha isdaba-jooga ah oo ay...

Axmed Madoobe oo Maanta Hor Taagnaa Xildhibaanada ayaa Balan Qaaday In Wax uu Ka Qaban Doono Amniga, Cafimaadka iyo Waxbarashada

Madaxweynihii maamul goboleedka Jubaland ee waqtiga xilheyntiisa ay dhamaatay oo Maanta jeedinayay khudbadiida mushaarxnimo ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga,...

Mareykanka oo Weeraro Dhinaca Cirka ah Ka Fuliyey Deegaanka Kuunyo Barow ee Gobolka Shabelaha Hoose

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu...

Wefdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibada ee Qadar oo Maanta Soo Gaaray Magalada Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Qatar Ahna wasiirka Arrimaha Dibadda , Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa goor dhow soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img