WARARKA

Kulan Madasha Xisbiyada Qaran Uga Socday Magalada Ankara oo Lasoo Gabagabeeyey

Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku midooobeen Lix Xisbi Siyaadadeed ayaa waxaa ay War-Murtiyeed ay uga hadlayaan Arrimo dhowr ah kasoo saareen Shir Muddo...

Maddaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubaland oo Sheegay Inay ku Sugan Yihiin Xadka Kenya iyo Somaliya

Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee Jubaland, Maxamuud Sayiid oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in uu ku sugan yahay xadka u dhaxeeya labada waddan,...

Gudoomiyaha Xisibiga Wadajir oo Baaq u Direy Dowlada Turkiga

Gudoomiyaha xisbiga Wadajir Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa dowladda Turkiga ugu baaqay inay dib u eegis ku sameeyaan Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Shaacisay Qarashka Ku Bixi Doona Doorashada 2020/2021

Lacagta ku baxeysa doorashooyinka Soomaaliya ee 2020/21 ayaa markii ugu horreysay shaaca laga qaaday, xilli lagu wado in bilaha soo socda la guda galo...

Barakac aad u Balaaran oo ka Bilowdey Gobolka Gedo

Warar hordhac ah oo aan ka heleyno gobolka gedo ayaa sheegaya in colaadaha halkaasi ka bilowdey ay ka barakaceen dad gaaraya 9,000 oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img