WARARKA

Wasiirka Arimaha Gudaha Kenya oo Ka Hadley Sababta Ka Dambeysan Safarkiisa Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Fred Matiangi oo Maanta soo gaarey Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey ujeedadaka dambeysa Safarka uu ku...

Sheekh Shaakir oo Sheegay In Reysulwasaare Kheyre Uu Xasuuq Ka Geystey Magalada Dhusamareeb

Sheikh Maxamed Shaakir ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujinayo inuu weli yahay madaxweynaha Galmudug, xilli dhawaan looga itaal roonaaday Galmudug, awood ahaan...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Sheegey In Masuuliyiinta Xukumada Federaalka u Hanjabeen

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta ku andacooday in uu diiday dalab lacageed oo dowladda federalka usoo bandhigtay si uu meesha uga...

7 Bilood kadib Degmada Awdheegle Maxaadan Ogeyn oo Ka Socda

Degmada Awdheegle oo ka tirsan gobolka shabelaha hoose ayaa waxaa Alshbaab laga saarey 6-dii August 2019, Taasoo hada laga joogo qiyaas ahaan mudo 7...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Khadka Telfoonka Kula Hadlay Madaxweynaha Dalka Kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img