WARARKA

Dhegeyso: Rag Isku Deyey Inay Gabar 17 Jir ah Afduubtaan oo Lagu Soo Baxay

Shacabka maagaalada gaalkacyo ayaa waxaa ay si weyn u hadal hayaa rag isku dayey iney halkaasi ka qabsadaan gabar 17 jir ah oo halkaasi...

Kulan ay Hormuud Ka Tahay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo Galay Maalintiisa Labaad

Waxaa maalintii labaad si habsami leh u socda shirka Wadatashiga Qorshaha Biyaha Qaranka, ayadoo ay horumuud u tahay Wasiirka wasaaradda Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka...

Dhegeyso: Sanatar Cabdi Qeybdiid oo Sheegay Sababta Lacag Cusub Loo Soo Daabici Weysan Yahay

Gudoomiyaha Guddiga la socodka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in sababo la xiriira awood dhaqaale u soo...

Somaliland iyo Midowga Yurub oo Kala Saxiixdey Heshiis Lagu Hormarinayo Cadaalada

Magaalada Hargeysa ayaa maanta waxaa heshiis ku kala saxiixdey Safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya, Amb. Nicolas Berlanga & Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin. Heshiiskaan...

Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Cabanaaya Is Hor Istaag Maanta Lagu Sameeyey

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in Maanta xilli ay howlo Shaqo ugu socdeen dhinaca Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img